AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH
Quran Sunnah Caqiido Fiqh Siiro Fatwada Firqooyinka Buug Xiriirin

Al-Quraan Al-Kariim
Sh. M. Kh. Al-Husri

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 114

Radio Stations
  • BBC Somali
    [1800] [1100]
  • BBC Arabic
  • BBC English
  • Focus of Africa
  • Islam in Somalia
    Loox iyo Dugsilow

    Masjidka Abdilaziz
    Masjidka Abdilaziz
    Soomaalidu waa ummad Islaam ah, caqiidadoodu waa Ashcariyo, mad-habtooda fiqhigana waa Shaaficiyo, Islaamkuna taariikh dheer buu ku leeyahay dalkeenna ee hadda sooma gelin sida ay wahhaabiyadu ku andacoonayso

    Makkah
    Pictures of Makkah

    al_Madiinah
    Pictures of Madiinah

    Ma'thuuraat
    More Islamic Pictures

    Islamic Architecture
    More Islamic Pictures

    Somali Related Sites
    [OAU] - [IGAD] - [WOYAA] [AMNESTY] - [IRIN] - [UN] - [Dj]
    DURUUS IYO SUUGAAN MAQAL AH
    Fadlan adeegso: (Windows Meadia Player) si aad u dhegaysato duruusta
    Waraysigii All-Wadani la yeeshay Sh. Dr. Hersi iyo jawaabtii uu ka baxshay fatwadii Cumar Faaruuq.

    Dhegayso duruus Maqal ah

    Quraan, Subac, Digri, Caqiido, Fiqhi, Tasawuf, iyo dhammaan wixii aad u baahantahay ee diinta ku saabsan, waxaa soo habeeyay culumo aqoon dheer u leh diinka. Halkan Riix

    AKHBAARTA AHLUSUNADA
    1. Daawo Qasiidada Mowlidka (Vedio Clip)
    2. Tartankii Quraanka ee Masjidka Darul Quba (pdf)
    3. Kulunkii Culumada Masjidul Darul Quba
    4. Dhegayso Qasiido Burdo ah (1)
    5. Dhegayso Qasiido Burdo ah (2)
    6. Maxkamadehee Islaami ah? (Q. 2aad)
    7. Siyaaradii Ahlusunnah ee Warshiikh
    8. Akhbaarta Ahlusunada DJibouti
    9. Isbaheysiga La Dagaalanka Argagaxiisada
    10. Digniin ku socota Ahlusunnah
    11. Shiikh Maxamad Rabiic Allaha u naxariisto
    12. Maxkamadehee Islaami ah? (Xasan al-basri)

    XUSKA MOWLIDKA NABIGA NNK
      Xuska Mowlidka Nabiga(1). Sh. Dr. Hersi
      Xuska Mowlidka Nabiga(2). Sh. Dr. Hersi
      Xuska Mowlidka Nabiga(3). Sh. Dr. Hersi

    Nabi Ammaanka Mowliidka
    Asmaa'ullaah al Xusnaa
    Dalacal Badru Calaynaa
    Xubbu Daahaa bil
    Daha ya khayral Anami
    Abaa Zahraa
    Calayka Sallalaah
    Maqruum qalbi

    Silsiladda Aasaaska Islaamka
      Fidnooyinka iyo firqooyinka(1). Sh. Dr. Hersi
      Fidnooyinka iyo firqooyinka(2). Sh. Dr. Hersi
      Suufiyada iyo Tasawufka(1). Sh. Dr. Hersi

    AASAASKA ISLAAMKA
    Islaamku waa barasho ee baawsi ma aha!
  • Caqiidada Islaamka
  • Su'aalaha Caqiidada
  • Axkaamta Salaadda
  • Axkaamta Sekada
  • Axkaamta Soonka
  • Axkaamta Xajka
  • Mowlidka Nabiga
  • Hijrada Nabiga
  • Dheelminta Nabiga
  • Bisha Shacbaanka
  • Bisha Rabadaan
  • Kufriga Wahaabiyada
  • AQOON LA'AANI WAA IFTIIN LA'AAN!
    [Baro Diinta Islaamka]
    1. Al-Quraan al-Kariim - Qur'aanka oo dhan (A)
    2. at-Tartil (Alif Waxmaleh) Billowga Alifka (A)
    3. al-aqidah ad-Daxawiyah - Soomaali iyo Carabi
    4. al-Ibaanah an usul add..( al-imaam al-ashcari)
    5. al-aqidah assunniyyah Sh. Abdullaah
    6. Arbacuun annawawi - Xadiis
      Click here to download free Islamic books

    SIDEE XAQA KU HALEELAYSAA?
    Halkan ka akhri duruus si tifaftiran uga jawaabaysa dhammaan su'aalahaaga ku saabsan Caqiidada Islaamka

    AKHRI WARGAYSKA LAMAHURAAN
    1. Wargayska Lamahuraan: April 2007(1)
    2. Wargayska Lamahuraan: April 2007(2)
    3. Wargayska Lamahuraan: April 2007(3)
    4. Wargayska Lamahuraan: February 2007(1)
    5. Wargayska Lamahuraan: February 2007(2)
    6. Wargayska Lamahuraan: February 2007(3)
    7. Wargayska Lamahuraan: January 2007(1)
    8. Wargayska Lamahuraan: January 2007(2)
    9. Wargayska Lamahuraan: December 2006(1)
    10. Wargayska Lamahuraan: December 2006(2)

    TAAGEER AHLUSUNNAH WAL JAMAA'AH
    SADDAQO LA BAX: Walaal akhriste webka "ahlusunnah wal jamaacah". Wuxuu u khidmeeyaa arrimaha dacwada oo kaliya, ma aha web siyaasadeed ama qabiil leeyahay, ama koox gaar ah ku danaysato, waa web u gaar ah dacwada Islaamka iyo cilmibaarista la xiriirta diinta Islaamka, sidaa darteed waxaan kaa codsanaynaa in aad taageerto intii tabartaa ah, waxaad ku tabaruci kartaa wax yar sida ($10.0) ama wax ka yar, taas oo wax wayn noqonaysa, hadaba sadaqada haka bakhaylin dacwada Islaamka, si aan khidmadan bilaashka ah ugu soo bandhigno akhristayaasha.
    Qaabkee u bixin karaa tabarucaadka?
    1. Riix meesha ay ku taal (donate) ee ku masawirantahay calaamadda (Viza ama Master Card-ka).
    2. Haddii aad account ku leedahay Paypal, (Log in) ama gal accountigaaga, dabadeedna halkaa ka bixi tabarucaadka.
    3. Haddii aadan account ama xisaab ku lahayn paypal, bogga hoos u sii raac ee riix halka ay ku taal (continue), dabadeedna adeegso Viza ama master card-gaaga ama debit card-kaaga si aad tabaruca u bixiso.

    Suugaan
    Qoraallo
    Akhbaarta Ahlusunnaha

    ISLAAMKU WAA BARASHO EE BAAWSI MAAHA!
    BOGGA FATWADA IYO SU'AALAHA
    Si aad u Waydiiso Su'aal ama Fatwo:
    Adeegso Emailkan: (fatwo@allahlusunnah.com)

    OGAYSIS Ku saabsan xafladda Mowlidka Nabiga nnk ee lagu qaban doono Minneapolis, Maraykanka: (Halkan Riix)

    Culumada Iiraan oo fatwootay in Yaxaaska la cunikaro
    Culumada Shicada ee dalkaasi Iiraan ayaa fatootay in la cuni karo hilibka Yaxaaska. Fatwadaas oo la soo saaray 18kii Feberuary 2008ka ayaa la sheegayaa in ay u riyaaqeen qaar badan oo ka mid ah tujaarta iyo ganacsatada kobciya Yaxaaska.
    Ganacsatada Iiraan oo horayba u dhoofinjirtay maqaarka yaxaaska kana ibin jirtay waddamada reer Yurub iyo Maraykanka oo maqaarkaas ka samaysta kabaha iyo boorsooyinka iwm ayaa hadda la filayaa in qaar ka mid ah loo dhoofindoono hilobka yaxaaska kaas oo meelaha qaar aad looga qimeeyo sida state-ka Florida ee dalkaasi Maraykanka.
    Yaxaasku waa xayawaan barribiyood ah oo aan kallun lagu xisaabin karin, hase ahaatee, dalkaasi Iiraan waxaa ku nool Yaxaaska qaar ka mid ah oo dhererkiisu gaaro ilaa 5 Mittir hilib jiir ah oo kan lo'da u egna leh. Culumada ahlusunnada Ilaa iyo hadda cidi kama hadlin arrinkaas.

    Ma xaaraan baa Waxyaabaha Xujaydu Xajka ka keenaan?

    Assalaamu calaykum: Salaan kadib, waxaa akhristaayaasha qaarkood i waydiiyeen su'aalo, ayaga oo leh: Shiikhow, maadaama xajkii gudashadiisii laga soo laabtay, waxaa caado u ah muslimiinta Soomaalida iyo qaar kaleba in ay kolka ay xajka ka soo laabanayaan, soo qaadaan waxyaabo ay ka mid yihiin, tusbaxyo, biyo zamzam, cadayo lagu cadaysado, timir madiina laga keenay iwm oo ay aaminsanyihiin in ay waxyaabahaasi barakaysanyihiin, laakiin waxaan maqalnay dad leh, waxyaabahaasi waa bidco xaaraan ah, siiba wahhaabiyada ayaa sidaa dhahda. Sidoo kale waxay soo qaadaan kutub iyo buug badan oo sacuudiga lagu daabacay oo afaf badan ku turjuman sida soomaaliga, marka bal shiikhow naga jaahil bixi. Mahadsanid.

    Jawaab: Assalamu calaykum: Intaa kadib, waa jirtaa in ay xujaydu soo qaadaan waxyaabo hadiyado ah sida kuwa aad sheegteen. Waxaana ugu muhiimsan:

    1.Biyaha Zamzamka: Waana xalaal, bidcana ma aha, xaaraanna ma aha, sida xaddiiska nabiga nnk ku soo aroortay waa biyo daawo ah, wuxuu yiri nabigu: (Biyaha zamzam wixii loo cabo ayaa lagu helaa) macnaha, wixii loo cabo oo dan ah ama daawo ahaan ah waa lagu helaa.

    2. Timirta loo yaqaan Cajwada: ee madiina laga keeno, ayaduna waa xalaal bidcana ma aha xaaraanna ma aha, taa daaye, waxaaba ammaanay nabiga oo yiri: qofkii ku jarmaata subaxdii timirtaas, sixir iyo sun toona ma dhibaan.

    3. Tusbaxa: waa bannaanyahay, nabigu wuxuu faray in lagu wardiyo faraha, laakiin culumadu waxay dhaheen way bannaantahay in la adeegsado dhagaxyo ama laftimireed ama aleello xiran sida kuwa tusbaxa oo kale. Marka bidcana ma aha xaaraanna ma aha. Maxaa yeelay tusbaxu laf-ahaantiisu cibaado ma aha, ee waa aalad cibaadada loo kaalmaysanayo oo lagu xisaabinayo inta jeer ee qofku wardiga dhahay.

    4. Kutubta Sacuudiga laga keeno: Waxaa loo baahanyahay in aad looga digtoonaado kutubtaas, maxaa yeelay waxaa qoray kooxda wahhaabiyada, waxaana ku qoran, kufri qayaxan, sida, tajsiimka iyo tashbiiha Ilaahay. Khaladaad badan oo xagga diinta ah, sida xaaraamaynta ay xaaraameeyeen waxyaabo badan oo xalaal ah. Waxyaabo badan oo ay bidco ku sheegeen sida tusbaxa oo aan runtii bidco ahayn. marka waxaa qof kasta oo muslim ah ku waajib ah in uu ka fogaado kana digtoonaado kutubtaas sumaysan. Siiba haddii uusan lahayn aqoon badan oo xagga diinta ah, oo uusan kala saari karin waxa toosan iyo waxa khaldan. Khayr baan idiin rejaynayaa, xajkana allaha idinka aqbalo.
    Sh. Dr. Hersi Aw Mohamed

    LA SOO DEG BUUG FREE AH
    WAXAA QORAY DR. QAASIM HERSI FAARAH
  • Maxaa naloo cadaabayaa
  • Magdhawga dumarka
  • Madaxtinimada dumarka
  • Madaxwayne ha layga dhigo
  • Maahmaahyooyinkii la nasakhay
  • Mee magaceennii
  • Maaraynta Qashinka
  • Rukunnada Xukun oo la siibo
  • Miidaamin Siyaasadeed
  • XUQUUQDA UU EEBBE ADDOOMIHIISA KU LEEYAHAY

    Waa maxay xaqa ugu wayn ee Eebbe addoomihiisa ku leeyahay?
    Waxaad ogaataa in kan ugu wayn xuquuqda Eebbe kor ahaayee uu yahay towxiidkiisa kor ahaayee, iyo in aanan wax kale loola shirko yeelin, maxaa yeelay Eebbe shirko u yeeliddiisu waa dambiga ugu way nee addoonku falo, waana dambiga uusan Eebbe dhaafayn, wuxuuna u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono. Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Eebbe ma dhaafo in loo shirko yeelo wuxuuse u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono) [an-Nisaa': 48]. Akhri qoraalkan.

    DIIN SAXIIX AH OO AAN ISLAAMKA AHAYN MA JIRO

    Diin saxiix ah oo aan Islaamka ahayn ma jiro
    Diinka xaqa ah Eebbe agtiisa waa Islaamka, wuxuu yiri Eebbe kor ahaayee: (Qofkii doonaya in uu diin ka dhigto wax aan islaamka ahayn laga aqbali maayo aakhirana wuxuu ka mid ahaan kuwa khasaaray) [ali-Cimraan:85]. Waxaa kale oo Eebbe yiri kor ahaayee: (Diinku Eebbe agtiisa waa Islaamka) [ali-Cimraan:19]. Akhri qoraalkan.

    QAYBAHA KUFRIGA IYO WAXYAABAHA LAGU KUFRINAYO

    Caddaynta qaybaha kufriga
    Waxaad ogaataa walaalkayga Muslimka ahow in ay jiraan ictiqaadyo iyo falal iyo oraahyo burrinaya labada ashahaatin kuna ridaya (qofka) kufri, maxaa yeelay kufrigu waa saddex jaad: kufri ictiqaad ah iyo kufri fal ah iyo kufri oraah (qowl) ah, waana isku raacsanyihiin afarta mad-habadood sida nawawi iyo ibn al-Muqri oo shaaficiyo ah iyo ibn Caabidiin oo xanafiyo ah iyo al-Buhuuti oo xambali ah iyo sheikh Maxamaded Caleesh oo maaliki ah iyo qaar kale kolka qofkii doona ha eego. Sidoo kale culumada aan ahayn kuwa afarta mad-habadood ee ka mid ah mujtahidiintii hore sida Awsaaci wuxuu ahaa mujtahid mad-hab lagu howlgalo leh kadibna ardaydiisii way la'deen. Akhri qoraalkan.

    SIDEE NAARTA LOOGA BADBADAYAA?

    Ka badbaadidda naarta
    Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Kuwii rumeeyayow ka koriya naftiina iyo qaraabadiinna naar shidaalkeedu yahay dad iyo dhagaxyo waxaa kor jooga malaa'ik adag oo xooggan, ma caasiyaan Eebbe wuxuu faray, waxayna falaan wixii la faro) [at-taxriim: 6]. Akhri qoraalkan.

    KOW IYO KONTON MAS’ALO (51),
    OO AY WAHHAABIYADU KU KUFRISAY
    Nabigu nnk wuxuu yiri: "Diinku waa naseexo"
    Shiikh Dr. Hersi Aw Mohamed oo ka jawaabaya dalab uga yimid akhristayaasha iyo culumada soomaalida qaar ka mid ah, kuna saabsan mas'alada kufriga firqada wahhaabiyada, ayaa qoraalkan ku caddeeyay konton iyo kow (51) mas'alo oo wahhaabiyadu ku kufrisay. Halkan Riix


    | Yahoo! News Search |Yahoo! Yellow Pages | [Yahoo! Quotes] |Contact Us Webmaster - All rights reserved]